Daawo”Cali Khaliif waa danbiile maatidoox ah oo maxkamad caalami ah iyo mid Somaliland ahba waanu la tiigsanaynaa” Xaglatoosiye

Buuhoodle(SLpost)-wasiirka caafimaadka Saleebaan Xaglatoosiye ayaa daboolka ka qaaday inay maxkamad caalami ah iyo mid Saomaliland ahba la tiigsanayaan Cali Khaliif oo uu ku eedeeyay laynta dadka shacab ah iyo kubaaqitaanka dagaal maatidoox ah.