Daawo”Berberi yaanay xero dhiig oo kale inaga noqon” Jamaal Cali Xuseen Oo Dilalka Saaxil Ku Soo Badnaaya Kala Hadlay Shacabka

Berbera(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xibiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dilalka ku soo badnaaya gobalka Saaxil.isaga oo dadka gobalkaas kala hadlaayay meel fagaare ah kadib socdaal uu halkaas ku tagay.