Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Dekeda Muranku Ka Taagnaa Ee Ceelgarde

Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay dhismaha dekeda lagu muransanaa ee Ceelgarde, waxaanu shacbiga halkaas isku faro saaray u seegay in dalka dawladi ka taliso.
https://youtu.be/6Y_Yslzb_IE