Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Bada Ku Dhexmaray Jabuuti iyo Wadahadalo Labada Dawladood Ay Arintaas Ka Leeyihiin

Hargeysa(Slpost)-Shalay ayaa ciidamada bada Somaliland iyo kuwa Jabuuti ay ku dagaalameen bada Saylac, waxaana dagaalkaas uu sababay dhimashada hal askari oo Somaliland ah iyo dhaawaca laba ruux oo kale oo uu ku jiro kanbtan saarnaa markab laga leeyahay Masar oo ruqsada ay siisay Somaliland kaas oo ah ka dagaalku uu ka dhacay.
https://youtu.be/9Qf-pbrlliI