Daawo Xisbiga WADDANI oo maanta Wacdaro ka dhigay magaalada Burco

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta wacdaro ka duwan kuwii hore ku soo bandhigay magaalada Burco, iyadoo taageerayaasha xisbiga oo Kumamaan gaadhay ay maalintii 4aad ee ololaha Xisbiga isugu soo baxeen Fagaaraha Kheyriyada ee magaaladaas.

Hoos ka Daawo muuqaalka Warkan

https://youtu.be/SGI79qutAAQ