Daawo:-Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Mudaharaad iyo Qaylo Kala Kulmay Reer Kalabaydh

Kalabaydh(Slpost)-Wafti balaadhan oo ka socday xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa lagaga mudaharaaday magaalada kala baydh xili aysugayeen inay halkaa skala kulamaan soo dhawayn, waxaana xisbigan la tusay sida aan deegaankaas looga taageersanayan iyada oo dadkii ku orinaayay ay aamusiinkariwaayeen masuuliyiintii xisbigaas.