Daawo:-Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Ka Hadlay Duulimaadyada Muqdisho Ee Somaliya Ay Xanibtay Inay Hargeysa Yimaadaan

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa ka hadlay duulimaadyada muqdisho ka imana jiray ee ay xanibtay dawlada Somaliya, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo aan wax saamayn ah ku lahayn Somliland.
https://youtu.be/063MYo-iH0Y