Daawo:-Xildhibaankii Ugu Da’da Yaraa Golaha Deegaanka Dalka Oo Loo Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Gaashandhiga Kana Hadlay DareenkiiSa

Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka gaashan dhiga ayaa loo magacaabay xildhibaankii ugu da’da yaraa xildhibaanada dalka oo ka soo baxay magaalada Ceerigoobo, waxaanu ka hadlay dareenkii arintaas la xidhiidha.
https://youtu.be/YOEC13lKzro