Daawo: Xafiiska Imtaxaanaadka Oo Ku Dhawaaqay Natiijooyinka Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare

Hargeysa (SLpost)-Wasaarada waxbarashada iyo xafiiska imtaxaanaadka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada imtaxaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyaada dhaxe iyo dugsiyada sare, dugsiyada dawliga ah iyo kuwa dadka shacabka ah ay maamulaan.

Halkan ka daawo natiijada imtaxaanka oo dhamaystiran

https://youtu.be/SWu-xlVmmpM