Daawo:-Waxiiska Xanaanada Xoolaha Cukuse Oo La Kulamay Haayadaha Kala Shaqeeya Arimaha Xoolaha iyo Dooraka Ay Ka Ciyaarayaan Arimaha Abaaraha

Hargyesa(Slpost)Wasiirka xanaanada xoolaha Maxamed Daahi Cuskuse ayaa daboolka ka qaaday kulamo ay la qaateen haayadaha ay kala hawlgala arimaha xoolaha dalka, waxaanay haatan ka wada hadalayaan sidii door muuqda ay uga ciyaari lahaayeen abaaraha dalka ku dhuftay.
https://youtu.be/NsZayFnFli4