Daawo Wax-soo-saarka dalka iyo Muwaadin Xirfaddiisa lagaga Maarmay Agab Muhiim ah oo Dibadda laga soo waarido

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Alnuur Production Workshop ayaa ka mida shirkadaha soo saara qalabka kala diwan ee dhismayaasha sida alabaabada, Daaqadaha, Guryaha, Qalabka dhismaha, qalabka beeraha iyo nashqadaynta kaalmaha shidaalka,

Mulkiilaha shirkaddan oo lagu magacaabo Axmed.Yuusuf oo u waramay warbaahinta qaybaheeda kala duwan, ayaa ka warbixiyey adeegyada shirkaddooda, wax-qabadkooda iyo shaqo-abuur ay u fidiyaan dhalinyarada xiisaysa barashada xirfadda gacanta.

WARBIXINTAN IYO FAAHFAAHINTEEDA KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE