Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Oo Lagu Soo Hagaajiyay Lacagtii Wadada Ceerigaabo

Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah jaaliyada Somaliland ee maraykanka ayaa wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ku soo hagaajiyay lacagtii wadada Ceerigaabo qayb ka mid ah waxaanu ku wareejiyay haayada wadooyinka lacagtaas

https://youtu.be/HJTKzFI2d3w