Daawo:-Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Ganacsade Cumar Caydiid Ku Tilmaamay Mid Dhul Dheeriya Boobaya Soona Bandhigay Dhulkii La Siiyay

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan ayaa soo bandhigay digreetooyinka madaxweynuu uu ku bixiyay dhismaha tiyaatarka iyo jihada waqooyi oo la siiyay ganacsade Cumar Caydiid, waxaanu dhaliilo u soo jeediyay ganacsadaha oo uu sheegay inuu boobay jihooyinka bariga iyo waqooyiga tiyaatarka isla markaasna haatan uu doonayo dhul ka sii durugsan inuu qaato, dhulkaas ayuu ku sheegay in la siiyay niman Salaadiin ah.
https://youtu.be/6BxC3wVF-co