Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Inay Qabteen Dablaydii Taliyaha Toogtay

Saaxil(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ku dhawaaqay inayq abteen sideed ka mid ah dablaydii toogtay taliyahii gobalka Saaxil Gaashaanle Casayl. waxaanu wasiiirku sheegay inay ciidamadu ku daba jiraan sadex ka mid ah dablaydaas oo baxsaday.
https://youtu.be/ScYWapV_p8s