Daawo:-Wasiir Warancade Oo Lagu Yaqaanay Cayda Somaliya Oo Si Qabaw Uga Hadlay Weerarka Ciidanka Bada Ee Jabuuti iyo Dafirida Qaranimada Somaliland

Jabuuti(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si baqasho ku jirto uga hadlay dilka iyo dhaawaca samcada ee ay jabuuti isugu dartay ciidanka iyo guud ahaan Somaliland, Jabuuti ayaa ciidanka dalka ee ay rasaasta la dhaceen ku tilmaamay maleeshiyaad halka dalkana ay ku sheegeen Somaliya.