Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Dhaliilo U Jeediyay Dadkii Doonayay Siidaynta Cumar Caydiid

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta xukuumada Siilaanyo Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ayaa eedaymo loo jeediyay madaxeyne Siilaanyo ka difaacay, waxaanu dhaliilo u soo jeediyay xubnahii kala duwanaa ee u doodayay Cumar Caydiid.
https://youtu.be/JqZqfP-R_gI