Daawo Warbixin Telefishanka Aljazeera ka diyaariyey Dilka Amiirkii Xarakada Al-Shabaab iyo Saamaynta ay ku yeelan karto hoggaanka Ururkaas

Daawo Warbixin Telefishanka Aljazeera ka diyaariyey Dilka Amiirkii Xarakada Al-Shabaab iyo Saamaynta ay ku yeelan karto hoggaanka UrurkaasDoha (SLpost)- Telefishanka Al-Jazeera ee xaruntiisu tahay magaalada Doha ee dalka Qadar, ayaa warbixin ka diyaariyey Dilka Hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo habeenkii Isniinta ee todobaadkii hore diyaaradaha Maraykanku duqeyn ugu geysteen isaga iyo saraakiil kale oo Ururkaas ka tirsan wakhti ay gudo-jireen shir ay isugu yimaaddeen hoggaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab.

HALKAN KA DAAWO