DAAWO Warbixin laga diyaariyey Goobtii Dagaal ee ugu dhimashada badnayd inta la ogyahay

Dhammaadkii bishii August Sanadkii 1942 ciidamadii Adolf Hitler waxay kabaabiga u soo fadhiisteen Magaalada Stalingrad ee Koonfurta Ruushka iyagoo haysta amar ah inay magaalada qabsadaan oo gacanta ugu dhigaan ahmiyadaha ay lahayd dartood.