Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Hargeysa, (SLP)- Telefishanka KTN ee laga dalka Kenya ayaa warbixin qoto dheer ka diyaariyay dadka reer Kenya ee u soo shaqo taga Somaliland. Sidoo kale waxa uu telefishankani si faahfaahsan uga warramay nabadgelyada iyo xasiloonida ka jirta Somaliland.

Halkan kaga bogo warbixintaas oo faahfaahsan:-