DAAWO Waraysi Xiiso badan oo lala yeeshay Ninka labaad ee Adduunka ugu Dheer oo Arrimo badan ka hadlay

xuseen bisadHargeysa (SLpost)- Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost.net, waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Waraysi Telefishanka Madaxa-bannaan ee KALSAN TV magaalada Hargeysa kula yeeshay Ninka labaad ee Adduunka u dheer Xuseen Bisad oo ah muwaadin u dhashay Somaliland.

Waraysigan oo ah mid Xiiso badan, waxa uu Xuseen Bisad kaga hadlay Arrimo Xiiso badan oo ku gedaaman Noloshiisa, sida waayihii uu ku soo maray taariikh-nololeedkiisa, Waxyaabaha uu xiiseeyo sida dhinacyada Fanka, Ciyaaraha, Siyaasadda iyo Arrimaha Dhaqan-dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed iyo bulshooyinka Caalamka ee uu la soo dhaqmay.

HALKAN KAGA BOGO, WARAYSIGAN XIISAHA LEH.