Daawo:-War Deg Deg Ah Boobe Yuusuf Ducaale Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani iyo Waxyaabaha Uu U Sibir Saaray Iscasilaadiisa

Hargeysa(Slpost)-Muj.Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa xoghayihii warfaafinta xisbgiga Waddani ayaa si rasmi ah isku casilay, waxaanu iscasilaadiisa ku macneeyay inuu galay xisbi xafiisyadiisa iyi xilalkiisuba ay madhan yihiin.
https://youtu.be/pzqhOYipeFw