Daawo:-Wafti Ka Yimi Dalka Masar Oo Soo Gaadhay Somaliland Sheegayna In Ay Jecelyihiin Noolaynta Xidhiidha Labada Dal

Hargeysa(Slpost)-Wafti balaadhan oo ka socda dalka Masar ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxa uu waftigan ku amaanay Somaliland xasiloonida iyo horumarka ay samaysay, waxaanay sheegeen inay xukuumada la gali doonaan wada hadalo.