Daawo:-“Wadahadalku waa uu jiraa waanuna jecelnahay inay dib nuugu soo laabtaan” Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Oo Isbahaysiga Ka Hadlay

Hargyesa(Slpost)-Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa sheegay inay socdaan wada hadalo u dhaxeeya iyaga iyo garabkii xisbigooda ka go’ay waxaanu sheegay inay jacel yihiin inay soo dhaweeyaan garabka is bahaysiga oo iyaga hore uga go’ay.
https://youtu.be/lPL1LgSiYY4