DAAWO Wacdarihii Soomaalida Soo Maray Qarnigii Tagay: Dilkii Culimada iyo Dagaalkii Ethiopia

Qaybta 10 iyo 11aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay. Barnaamijkan ayaa ka baxay Idaacadda BBC-da Toban Sanno ka hor. Waxa soo Jeedinaya Weriye Aadan Nuux Dhuulle iyo Allah haw naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke oo labadooduba hore uga tirsanaan jiray BBC Somali.