Daawo Wacdarihii Caawa iyo Xafladihii Dabaal-degga 18 May ee Magaalada London iyo guud ahaan UK

127London (SLpost)- Magaalooyinka waaweyn ee dalka Britain, ayaa shalay iyo ilaa Xalay lagu qabtay munaasibado waaweyn oo Jaaliyadda Somaliland ee dalkaas ku nooli ugu dabbaal-dageen 24-guurada maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ah maalintii ay Somaliland dib ugala soo noqotay madax-bannaanideeda Midowga dalkweynihii laysku odhan jiray Somaliland.

Munaasibado kala duwan oo lagu qabtay dalka UK, waxa ka qayb-qaatay Kumanaan Muwaadiniin reer Somaliland oo si xooggan u weyneeyey qiimaha maalintani leedahay, iyagoo ku labbisan Calanka Somalialnd oo ay siteen iyo Walxo laga tolay saddexda Midab ee Calanku ka kooban yahay.

1112HALKAN KA DAAWO MUUQAAL LAGA DUUBAY XAFLADDII UGU WEYNAYD OO LAGU QABTAY BARIGA MAGAALADA LONDON CAAWA iyo maanta.