Majaajilaystaha Caanka ah ee Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan), ayaa ka qayb-galay Barnaamijka Kasmaal ee shirkadda SOMTEL oo habeen hore lagu qabtay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, halkaas oo uu kaga qayb-qaatay Su’aalaha laysku weydiiyo barnaamijka oo bisha Barakaysan ee Ramadan laga baahiyo telefishannada Afka Soomaaliga ku hadla qaarkood.
HADDABA Hoos ka Daawo Wacdarihii uu kaga Qayb-qaatay iyo Kaftankii uu soo ban-dhigay
https://youtu.be/xlGuRKFJaf4