Daawo: Taliyihii Hore Ee Ciidamada Qaranka Oo Jawaab Adag U diray Maamulka Puntland+Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland-na Ku Bogaadiyay Hanaankii Ololaha Doorashada

Hargaysa(Slpost)-Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif ayaa fariimo kala duwan u diray Murrashaxiinta Sadexda Xisbi iyo Shacabka Somaliland,Sidoo kale waxaa uu sheegay in Saraakiil ahaan ay dhex u yihiin Xisbiyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka