Daawo:-Taliyaha Sirdoonka Somaliya Oo Lagu Baadhay Madaarka Muqdisho Si Xildhibaanada Loogu Qanciyo Baadhitaanka Madaarka

Muqdisho(SLpost)-Taliyaha ciidamada Sirdoonka Somaliya ayaa baadhitaanka caadiga ah ee dadka shacabka ah maraan la marsiiyay iyada oo kamadara laga duubayo, waxaana muuqaalkan loogu jawaabayay xildhibaanada Somaliya oo cabasho ka muujiyay baadhitaanka lagu sameeyo iyaga oo xasaanad leh.
https://youtu.be/ON-yfsof5rA