Daawo:-Suldaanka Guud Habar Awal Oo Salaadiintii Loo Qabtay Inay Dablaydii Diiwaangalinta Weerartay Ka Danbeeyeen Ku Sheegay Inuu Diray

Hargeysa(SLpost)-Suldaanka guud ee Subeer Awal ayaa sheegay in arimo nabadeed uu u diray salaadintii dhawaan la qabqabtay ee la’la xidhiidhinayay weerarkii diiwaangalinta Lughaya.
https://youtu.be/Ejhgn-v4-kY