Daawo:-Suldaan Saleeban Oo Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Awdal Oo Ka Qayliyay Abaarta Deeganka Halakaysay

Hargeysa(Slpost)-Suldan Saleebaan Cali oo ka mid ah madaxdhaqameedka gobalka Awdal ayaa ka dayriyay xaalada abaareed ee ay ku sugan yihiin deegaanada Awdal oo haatan u gudubtay in biyo la’aan ay u dhinteen afar ka mid ah dadka reer guuraaga ah.
https://youtu.be/1ybam8tiLUE