Daawo:-Sucuudiga oo Deeq Dhanka Abaaraha Ah Ay Somaliland Ka Gudoontay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta Wefti ka socday Boqortooyadda Sucuudi Arabiya. ka Gudoomay Deeq loogu talo galay 25 Kun Qoys oo ka Mid ah Bulshada abaaruhu saameeyeen.