Daawo:-Sirdoonka Ingiriiska Oo Baahiyay Haweenayda U Dhalatay Ee Carmasha Cad Inay Al-shabaab U Tabobartay Haween Aad U Tiro Badan

Uk(SLpost)-Haweenaydan Caramasha cad ayaa hore loo baahiyay inay dhimatay waxa se wali soo baxaaya inay nooshahay isla markaasna ay dhanka tabobarada u qaabilsantahay Al-shabaab, waxa ay haweenka bartaa sida loo dagaalamo, laysu qarxiyo iyo waliba sida wadooyinka hareerahooda inta ganacsi laga sameeyo loogu soo gudbin lahaa warar muhiim ah.
https://youtu.be/3heUxLHqzH4