Daawo:-Shabakad Caruurta Ugaadhsanaysa Oo Hargeysa Ka Soo Baxday iyo Wiil Beer Xanuun Ay Ku Naceen Oo Ka Warmay Waxii Qabsaday

Hargeysa(SLpost)-Wiil yar oo laga qafaashay wadada dhexdeeda xili uu ku sii jeeday malcaamad ayaa ka warmay niman qafaashay, kuwaas oo cadaan iyo reer koonfureed isugu jiray, wiilkan yari waxa uu sheegay in lagu soo celiyay markii beer xanuun laga helay.
https://youtu.be/NcXYIVLwGg4