Daawo Sawirka Todobo Ka Mid Ah Dablayda Sideeda Ah Ee Ciidamadu Qabteen

Hargeysa(SLpost)-Sawika halkan idiinka muuqda ayaa ah mid warbaahinta soo dhex galay kaas oo lagu sheegay inay yihiin 7 ka mid ah dablaydii dilay taliye gaashaanle casayr, waxaana sida sawirkan ka muuqata ka maqan hal qof sideeda ay qabtay dawladu ee dablaydaas ka tirsan kaa soo la filaayo inuu yahay ka dhaawacan, waxaana wasiirka arimaha gudahu ku dhawaaqay in 3 dablaydan ka tirsan oo baxsaday ay ku raad joogaan ciidamada kala duwan ee Somaliland.

sawirka dablayda