DAAWO: Roobab maanta ka da’day Hargeysa oo burbur baaxad leh u geystay Jidadka magaalada

Hargeysa (SLpost)- Roob mahiigaan ah oo gelinkii dambe ee Khamiistii maanta ka da’ay magaalada Hargeysa, ayaa burbur u geystay jidadka caasimadda oo ay buux-dhaafiyeen qashin ay daadadku ka soo qaadeen biyo-mareennada magaalada.

Muuqaalkan hoose ka daawo Warbixin laga diyaariyey khasaaraha ka dhashay roobabkii maanta.