Daawo:-Riig Xukuumadu U Hirgalisay Dadka Deegaanka Hadaftimo Ee Bariga Sanaag

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa u hirgalisay dadka bariga Sanaag riig biyood ay ka cabaan biyaha nnadiifta ah isla markaasna ay xoolahooda ka waraabiyaaan wakhtiga adag ee jiilaalka, riigan lagu guulaystay ayaa ku yaala Hadaftimo.

https://youtu.be/ouYdiVJrxow