Daawo:-Qoyska Askari Lagu Waayay Weerarkii Ceel Cade Oo Aaminsan Inuu Noolyahay

Kiiniya(Slpost)-Askari ka tirsan guutadii ururka Al-shabaab uu ku weeraray Ceelcade ayaa qosykoodu ay ku gacan saydheen ciidmada Kiiniya oo ku dhawaaqay inuu geeriyooday, halka ay sheegeen in telfoonkiisa gacanta mudo dheer laga qabanaayay.
https://youtu.be/4NcuJcuz_V4