DAAWO Qaybtii u Xiisaha Badneyd ee Kasmaal Show oo qaabilay Jamaal Hakis oo Burco ku kulmay

Waa Xalqad ka mid ah Qaybta 23aad ee Taxanaha Barnaamijka Kasmaal 2019 oo ay maalgeliso shirkadda SOMTEL. Barnaamijka oo laga baahin jiray magaalada Hargeysa, waxa lagu qabtay magaalada Burco, waxaana ka qayb-qaadanaa dhalinyaro reer Burco oo Hindisay barnaamij ay u bixiyeen HAKIS oo maalmihii u dambeeyey ay ka soo tabinayeen xarunta gobolka Togdheer. Shirkaddu waxay Midaysay Barnaamijka Kasmaal iyo hindisaha Hakis oo noqday barnaamij xiiso badan. 

 

https://www.youtube.com/watch?v=npMxagvqoJE