Daawo Qaybta labaad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac

sahra Axmed JaamacDaawo Qaybta 2aad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac oo dib u jalleecday waayaheedii Faneed.

Goormaa Isugu Horeysay Sahra Axmed iyo Jacaylka?

Immika Riwaayadood ayay Jilaa ka ahayd, Maxayse yihiin Riwaayadaha aan Qalbigeeda ka bixin ee taariikhdeeda Fanka baalka Dahabka ah kaga jira.?

HALKAN HOOSE KA DAAWO