DAAWO Qaybta labaad ee Sawirrada SAFARKA BUUR IYO BANNAAN oo maalintii labaad galay

Baligudbadle (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii cuslaa ee uu hogaaminaayey oo ku jira maalintii labaad socdaalkoodii la magac baxay Buuraha iyo Banaanka ee uu madaxweynuhu ugu kuurgelaayey xaalada shacbiga deegaamadaasi ku dhaqan, iyo waxay ku sugan yihiin.

IMG_7387Madaxweynaha iyo weftigiisu waxa ay mareen deegaanno ay ka mid yihiin Geed-ballaadh, Magaalo-Farxaan, Aleybaday, Waddo-Makaahiil, Fara-weyne, Balicabane iyo Balligudbadle, kuwaas oo madaxweyuhu u dhagax-dhigay mashaariic cusub, qaar hore lo hirgeliyeyna xadhigga ka jaray.

IMG_7189 IMG_7186 IMG_7168 IMG_7157 IMG_7155 IMG_7119 IMG_7088 IMG_7067 IMG_7041 IMG_6966 IMG_6945 IMG_6941 IMG_6912 IMG_6908 IMG_6900 IMG_6891 IMG_7687 IMG_7681 IMG_7678 IMG_7656 IMG_7654 IMG_7653 IMG_7650 IMG_7648 IMG_7645 IMG_7641 IMG_7637 IMG_7635 IMG_7630 IMG_7629 IMG_7619 IMG_7614 IMG_7611 IMG_7599 IMG_7594 IMG_7593 IMG_7583 IMG_7578 IMG_7570 IMG_7553 IMG_7532 IMG_7519 IMG_7471 IMG_7455 IMG_7450 IMG_7440 IMG_7432 IMG_7426 IMG_7417 IMG_7413 IMG_7411 IMG_7405 IMG_7399 IMG_7387 IMG_7373 IMG_7351 IMG_7338 IMG_7326 IMG_7325 IMG_7321 IMG_7277 IMG_7268 IMG_7254 IMG_7236 IMG_7225 IMG_7215 IMG_7196