DAAWO Qaybta 2aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

 

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 2aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

Qisada Taariikhdan oo koobnaan doonta ilaa 20 Qaybood, waxa inoo Daadinaya Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu  kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.