DAAWO Nuxurka Khudbado Wasiir Maxamuud Xaashi ku iftiimiyey Kalsoonida uu ku Qabo Murashax Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)-DAAWO Nuxurka khudbado fasiraya kalsoonida Wasiir Maxamuud Xaashi ku qabo Murashax Md. Muuse Biixi Cabdi kuwaaso jawaab u ah Dacaayado Warbaahinta WADDANI ka faafinayaan Xisbiga KULMIYE Iyagoo sawir qaldan ka bixinaya hadalada Masuuliyiinta Xisbiga.