DAAWO: “MUUSE BIIXIYOW WAXAA MAANTA LAGAALA HOOS BAXAY ABTIYAASHA “ODAYAASHA KOONFURTA HARGEISA

Hargeysa(SLpost)-Waxa wali sii socda cabashada ay beesha koonfurta Hargeysi ka tirsanayso xukuumada Siilaanyo ee la xidhiidha arinta tiyaatarka iyo dhulka ku xeeran oo hore loo siiyay ganacsade Cumar Caydiid halka imikana meel isla goobta uun ka mid ah la siiyay Suldaan Xiiray iyo masuuliyiin kale