DAAWO Muuqaal Dhammeystiran oo laga sameeyye Jewiga Xafladdii Daah-furka Xafiiska Somaliland ee dalka Taiwan

 

Taipei (SLpost)- Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xafiis dibloomasiyadeed uga furatay caasimadda Taiwan ee Taipei, taasoo laga dheehan karo xidhiidhka dhow ee labada dhinac.

Munaasabada lagu soo bandhigayay daah-furka xafiiska, ayaa lagu qabtay Xarunta Machadka diblomaasiyadda iyo Arrimaha caalamiga ee wasaaradda arrimaha dibedda Taiwan, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen xubno ka tirsan guddiga diblomaasiyadda ee labada dhinac.

Daawo muuqaalka xafladda oo dhammeystiran