Daawo:-Masuuliyiinta Kastamka Saylac Oo Rabshadii Dhacay Ka Hadlay Dhaliilayna Cid Aan La Garanayan

Saylac(SLpost)-Masuuliyiinta kastamka Saylac ee dhawaan rabshadii ay ka dhaceen dayir ay halkaas ku soo wareejinayaan ayaa ka hadlay sababta rabashadaa keentay oo ay ku tilmaameen mid aan la garanayan iyo dad diidan uun in dayrka qayb ka mid ah la dhiso.
https://youtu.be/r42UjEflcyA