DAAWO: Magaalada Sydney ee Australia oo Xalay laga Xusay Munaasibadda 18-ka May iyo Wacdarihii lagu soo bandhigay Madal laysugu yimi

Sydney (SLpost)- Magaalada Sydney ee Caasimadda dalka Australia, waxa xalay laga Xusay munaasibadda 18-ka May ee  23-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland, iyada oo noqonaysaa Meeshii ugu horreysay Adduunka ee Muwaadiniinta Somaliland uga dabbaal-degaan Xuska Maalintan oo Qiime weyn ugu fadhida Qaranka.

DAAWO: Magaalada Sydney ee Australia oo Xalay laga Xusay Munaasibadda 18-ka May iyo Wacdarihii lagu soo bandhigay Madal laysugu yimiJaaliyadda Somaliland ee Magaalada Sydney oo xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ku maamusay xuska Maalinta, waxa munaasibadda ay soo-qaban-qaabiyeen kala qayb-galay Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.

HALKAN KA DAAWO

SOMALILANDPOST.NET
CONTACT@SOMALILANDPOST.NET