Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Dagaalkii Jabuuti Ku Soo Qaaday Somaliland Sheegayna Inay Dalka Difaacidoonaan

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxmed Siilanayo ayaa dalka ku soo laabtay kana hadlay waxyaabhii ay ka soow ada hadleen dalka Kuwayt oo u badan caawimooyin, waxa uu sida oo kale ka hadlay dagaalkii gardarada ahaa ciidamada bada jabuuti ay ku soo qaadeen Somaliland.