Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay Laba Askari Oo Dad Rayid Ah Dilla Daadad Kaga Badbaadiyay

Hargeysa(Slpost)-Labadan askari ayaa mid walba la siiyay xidhig kadib markii midkood uu u huray naftiisa dad rayid ah oo daad ay ku qaadeen magaalada Dila, dadkan ayaa u badnaa caruur, waxaana dalacsiiyay madaxweynaha Somaliland Siilaanyo.

https://youtu.be/OSaEddlcG5c