Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo oo Boqorada Imaaraadka Uga Mahdnaqay Sida Ay Abaaraha Somaliland Uga Caawiyeen

Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa uga mahadnaqay boqrada, xukuumada iyo shacabiga dalka Imaaraadka sida diiran ee ay u garab istaageen dadka ku tabaaloobay abaaraha Somaliland, waxaanu ku tilmaamay sxb dhab ah.
https://youtu.be/VxxIzM0JKQQ