Daawo:-Komishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Isla Markaasna Ka Warbixiyay Diiwaangalinta Gobalka Awdal Oo La Bilaabayo

Borama(SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyinka Siciid Cali Muuse ayaa daboolka ka qaaday gorta la bilaabayo diiwanagalinta gobalka Awdal, iyo hawlaha ilaa hada u qabsoomay oo ay ka mid yihiin gudoomiyayaashii goobaha iyo qalabkii